Maxaan u siin la’nahay Mudnaanta uu naga mudan yahay Diplomaasi Abuukar Mohamed Abdi (Boston) ? !

Diplomaasi sare Abuukar Mohamed Abdi (Boston) oo muddo dheer ku jiray Xayn-daabka Diplomaasiyadeed ee Dalka Soomaaliya ayaa ka mid ah Soomaalida Aqoontooda iyo Khibradooda lagu siin waayay in uu noqdo Safiir ama Danjire u shaqeeye Qarankiisa. Diplomaasi sare Dr Abukar Boston ka sokow Khibradiisa Diplomaasiyadeed waa Aqoon yahan, Saxafi iyo Xeeldheere dhinaca Siyaasadda iyo Diplomaasiyadda … Continue reading Maxaan u siin la’nahay Mudnaanta uu naga mudan yahay Diplomaasi Abuukar Mohamed Abdi (Boston) ? !